Xukun Dil ah oo saakay lagu fuliyay nin Kufsi iyo Dil isugu daray Gabar yar

Wararka aan ka heleyno magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay xukun dil ah lagu fuliyay nin lagu helay dambi ah in uu kufsi iyo dil isugu daray gabar Da’yar ah. Maxkamad kutaala magaalada Garbahaarey ayaa maalmo kahor xukun dil ah ku riday Maxamuud Cali Xaamud oo 32-sano jir ahaa, ninkan ayaana Maxkamada … Continue reading Xukun Dil ah oo saakay lagu fuliyay nin Kufsi iyo Dil isugu daray Gabar yar